Wax Ka Baddal Cusub Oo Lagu Sameeyay Xafiisyada Heer Degaan Ee Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya

 

06/03/2021

 

JIGJIGA – Wareegto cusub oo saaka kasoo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu magacaabay Ku-xigeenno Cusub, Maareeyayaal iyo Madax xafiiseedyo.

Halkaan hoose ka aqriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya

Xigasho: Hiran News Online

Leave a Reply