Kulankii Rooble Iyo Midowga Musharaxiinta Oo Qodobo Laga Soo Saaray

 

25-02-2021

 

Waxaa goor dhow Magaalada Muqdisho lagu soo geba-gabeeyay Kulankii Ra’iisal Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ku yeesheen Hotel Decale.

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay Ka un Tahay Tallaabadii Jimcihii la Isku Hortaagay Bannaanbixii Golaha Midowga Musharaxiinta ka dhigayeen Magaalada Muqdisho, waxayna labada dhinac isku afgarteen in loo saaro Guddi Madaxbannaan oo baaritaan ku soo sameeya.

Sidoo kale dhinacyada ayaa isku waafaqay in dib loo dhigo Bannaanbixii ay Midowga Musharaxiinta qorsheeyeen in Jimcaha Berrito ku qabtaan Caasimadda Muqdisho.

Waa kuwan qodobada laga soo saaray kulanka.

Xigasho: Universal TV Somali

Leave a Reply