Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Soo Saaray Go’aano Culus

 

21-02-2021

 

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray Go’aano la xariira Fafitaanka Cudurka Covid-19 si loo ilaaliyo Badqabka Shaqaalaha Hey’adaha Garsoorka dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed ee Adeega u Doonta Xarumaha Garsoorka.

Dhammaan Howlwadeenada Garsoorka, Ciidamada Amniga, Qareenada iyo Shacabka adeega caddaalada u soo doonta Hay’adaha Garsoorka Dalka ayaa la faray in ay xirtaan Af-saabka (Mask) Ilaaliyaana kala Fogaanshaha iyagoo isku jirsanaya ugu yaraan Labo Talaabo.

Halkaan Hoose ka Akhriso go’aanada:-

 

Xigasho: Radio Shabelle

 

Leave a Reply