Decument (Dokumenti) Sir Ah: Farmaajo Oo Saxiixay 9-xubnood Oo Dood Culus Ka Taagneyd

 

13-02-2021

 

Xog hoose oo la helay ayaa sheegeysa in Farmaajo uu si hoose u saxiixay todobo kamid ah sagaalka xubnood ee Golaha Adeegga Garsoorka, taas oo muran xooggan ka taagneyd.

Madaxweyne oo muddo xileedka sharciga ah ka dhammaaday ayaa laheyn Sharci Dastuuri ah oo uu ku saxiixo Warqad kuna soo saaro Wareegto sidoo kalena ku galo Heshiisyo Caalami ah.

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah mucaaradka ku dhegan madaxweynaha ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu xalay si harci daro ah ku saxiixay Todoba (7) kamid ah Sagaalka (9) Xubnood ee Golaha Addeegga Garsoorka. Kuwaas oo aan waafaqsanayn Dastuurka Federaalka iyo Sharciga Dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka.

Bildresultat för Decumenti Sir ah: Farmaajo oo saxiixay 9-xubnood oo dood culus ka taagneyd

Xigasho: Warqaadi News & Shaaciye News

Leave a Reply