Jigjiga: Gabar Ku Shaqeysa Xirfadda Makaanignimada

 

12/02/2021

 


Sawirka: Wikipedia Commons

 

Ka shaqaynta geerashyada gaadiidka ma aha shaqo fudud, oo looga bartay haweenka Soomaaliyeed balse magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia waxaa aad looga hadal hayaa gabadh dhalinyara ah oo ka hawl gasha mid kamid ah geerashyada ku yaala magaaladaas kuna shaqaysa xirfada makaanikada.

Wariye VOA uga so waramaya Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.

Dhageyso Gabadha Makaanigga ah

– VOA Somali

Leave a Reply