Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Garsoorka (ICJ) Oo Hogaan Cusub Loo Doortay

 

09-02-2021

 

Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa loo doortay Madaxweynaha Cusub ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ) waxay bedelaysaa Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Soomaali ah.

Kirill Gevorgian oo u dhashay Ruushka ayaa isna loo doortay Madaxweyne Ku-xigeen, madaxdan cusub ayaa xilka hayn doona min saddex sano.

Maxkamadda ICJ ayaa bisha soo socota ee Maarso (March) waxay qaadaysaa dawcadda Soomaaliya ka gudbisay sheegashada Kenya ee biyo badeedka Soomaaliya. – Radio Muqdisho

 

 

 

Leave a Reply