Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

 

05-02-2021

 

Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkni waxa aan ku eegeynaa siyaasadda Soomaaliya gaar ahaan waxyaabaha ay u fuli waayeen heshiisyada siyaasadeed.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cabdicasiis Barrow.

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka

– VOA Somali

Leave a Reply