Jadwalka Doorashada Soomaaliya Oo Mar Kale Dhaqangeli Waayey

 

14-01-2021

 

MUQDISHO – Maanta oo ah 14-ka bisha Janaayo, waxay ku egtahay maalinta lagu waday inay dhacdo doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, sida ku xusneyd jadwalkii 2-aad ee 29-kii Desember 2020, ay soo saareen guddiga doorashada Soomaaliya ee lagu muransan yahay.

Jadwalkaas ayaa dhigayay in doorashada Aqalka Sare ay dhacdo 7-14 Janaayo 2021. Waa markii 2-aad jadwal ay soo saaraan guddidan uu dhaqan-gali waayo.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho kasoo dirtay wariyaheenna Seynab Abuukar Maxamed.

HALKAN KA DHAGEYSO Jadwalka doorashada Soomaaliya oo mar kale dhaqangeli waayey

– VOA Somali

Leave a Reply