Abdisamad: “Weligay ma arag baraf sidaas u faro badan”

 

12/01/2021

 


Sawir: Sawir gaar loo leeyahay.

 

Beryahan ayuu baraf faro badani ka da’ayey Sweden, khaasatan nawaaxiga waqooyi ee dalka.

Xaaladdan ayay Laanta Afka Soomaaliga ee Raadiyaha Iswiidhan ka wareysatay Abdisamad Mohamoud oo ku dhaqan Magaalada Umeå.

“Ilaa xalay waxaa da’ayey baraf dabeeylo wata”, ayuu sheegay.

Xigasho: Radio Sweden, Somali Section

Leave a Reply