Haweeney Ganacsato Aheyd Oo Lagu Dilay Boosaaso

 

11-01-2021

 


Boosaaso

 

BOOSAASO – Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in haweenay ka mid ahayd ganacastada yaryar ee dharka ku iibisa suuqa Boosaaso uu maanta nin dablay ah uu toogasho ku dilay iyadoo ku sugan gudaha goobteeda ganacsi.

Ciidamada amniga magaalada ayaa la sheegay inay dad qabqabteen dilka.

Weriyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan kasoo dirtay magaalada Boosaaso.

HALKAN KA DHAGEYSO Haweeney ganacsato aheyd oo lagu dilay Boosaaso

– VOA Somali

Leave a Reply