Dagaal Udhaxeeya Soomaali Iyo Kenyaan

 

10/01/2021

 

Dagaal u dhexeeya Soomaalida iyo Booranta oo ka dhacay deegaanno ku dhow Wajeer & Gaarisa ee gobolka Soomaalida Kenya ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac.

Inta la xaqiijiyay 7 qof ayaa ku dhimatay halka tiro kale ay ku dhaawacmeen iska hor imaadka sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Maamulka Gaarisa iyo Wajeer ayaa ugu baaqay dowladda Kenya in ay la wareegto gacan ku heynta deegaanka Booranta oo duulaan ku ah dhulka Soomaalida ee NFS isla markaana bartilmaameedsanaya dadka shacabka ah ee deegaanka. – Axadle Times

Leave a Reply