War-Murtiyeed Lagasoo Saaray Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida Ee Garowe Ka Socday

 

02-01-2021

 

War-Murtiyeedkii ayaa lagasoo saaray Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida ee Heritage, kaas oo ay ka qayb galeen Madaxda Dowladda Federaalka, Madaxda Dowlad Goboleedyada, Qaar kamid ah xubno katirsan Midowga Musharraxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya, Xildhibaano, Siyaasiyiin hore iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Halkaan hoose ka akhriso war-murtiyeedka kasoo baxay.

Xigasho: Hiran Online News

Leave a Reply