Kenya Oo Ka Jawaabtay Go’aanka Dowladda Soomaaliya

 

15/12/2020

 


Cyrus Oguna

 

NAIROBI – Dawladda Kenya ayaa ka hadashay go’aanka ay Soomaaliya xiriirka ugu jartay, ayada oo ku eedeyneysa faro-gelin joogto ah, taasi oo Kenya ay beenisay.

Afhayeen u hadlay dowladda Kenya, Cyrus Oguna ayaa ka jawaabay tallaabada ay qaadday Soomaaliya, wuxuuna ka hadlay waxa ay Kenya ka yeeleyso xiisaddan.

Warbixintan waa Nairobi kasoo diray Yaasiin Ciise Wardheere.

DHAGEYSO Kenya oo ka jawaabtay go’aanka dowladda Soomaaliya

– VOA Somali

Leave a Reply