26/11/2020
Hargeysa (SOLNA) – Xeer Ilaalinta Guud ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta War Saxaafadeed ka soo saartay 6 Gacan Ku-dhiigle oo lagu fuliyey Xukun Qisaas ah.
Warsaxaafadeedkan oo Nuqul kamid ahi soo gaadhay Wakaaladda Wararka Jamhuuriyadda Somaliland ee SOLNA ayaa u dhignaa sida soo socoto:
