Wasaaradda Gargaarka Iyo Mareeynta Masiibooyinka XJFS Oo Ka Digeysaa Duufaano

 

22-11-2020

 

Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka XJFS waxa ay ka digeysaa duufaano kusoo wajahan inta u dhaxeysa Boosaaso iyo Xaafuun, waxa ay daba socotaa roobabka ka da’ayo deeganada Puntland.

Halkan Hoose ayaa laga aqrin karaa Digniinta Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka XJFS.

 

Xigasho: Radio Muqdisho

Leave a Reply