Soomaalida Oo Ka Walaacsan Isbedelada Dastuurka Kenya

 

15-11-2020

 

GAARISA – Dalka Kenya waxaa walaac xoogan uu ka jiraa oloalaha la doonayo in markii saddexaad lagu beddelo dastuurka dalkaasi uu leeyahay.

Qowmiyadaha dalkaasi ku nool oo Soomaalida ay ka mid tahay ayaa mid waliba ay isbedellada la doonayo in la sameeyo ka dhex aragtaa waxyaabaha aanan danta ugu jrin ama aysan ku qanacsanayn.

Isbedellada lasoo jeediyey ee dastuurka lagu sameynayo ayaa waxaa ka mid ah in lasoo kordhiyo jagada ra’iisul wasaaraha, qorshahan oo uu taageersan yahay madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Maxamed Faarax Shire Wariyaha VOA ee Waqooyi Barri Kenya ayaa warbixintan kasoo direy Gaarisa.

 DHAGEYSO Soomaalida oo ka walaacsan isbedelada dastuurka Kenya

– VOA Somali

Leave a Reply