Cabdi Xaashi Oo Dacwad Culus U Gudbiyey Beesha Caalamka

 

15-11-2020

 

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo maanta soo saaray qoraal xasaasi ah ayaa dacwad ka dhan ah madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha u gudbiyey beesha caalamka.

Cabdi Xaashi ayaa ku eedeeyey madaxda dowladda inay ku tunteen shuruucda dalka, isla markaana ay sifo sharci darro ah u mareen magacaabista guddiyada doorashada.

Sidoo kale wuxuu ka dalbaday wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho inay soo fara-geliyaan arrintaasi, si loo gaaro xal wadajir ah.

Halkan hoose ka aqriso.

12

Xigasho: Radio Shabelle

Leave a Reply