Galka Baarista: Walaacyada Musuq-maasuq Ee Ku Hareereysan Doorashada Soomaaliya

 

10/11/2020

 


Galka Baarista

 

MUQDISHO – Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay walaacyo xooggan oo laga qaba in doorashada Soomaaliya ay hareeyeen musuq-maasuq, lacag cod ku iibsasho, iyo cabsi gelin, si la mid doorashooyinkii dhacay 4 sano ka hor iyo kuwii dhacay 8 sano ka hor.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

DHAGEYSO Galka Baarista: Walaacyada musuq-maasuq ee ku hareereysan doorashada Soomaaliya

– VOA Somali

Leave a Reply