War Deg-deg Ah Oo Itoobiya (Ethiopia) Naga Soo Gaaray: Diyaarad Nuuca Dagaalka Ah Ayay Soo…

 

 

08/11/2020

 

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Tigreega (Tigray) ayaa sheegaya in Ciidamada Tigreega ee dagaalka kula jira Ciidamada Qaranka Itobiya ay soo rideen Diyaarad Nuuca Dagaalka.

Diyaaradan ayaa la sheegayaa kolkii lasoo ridayey in ay duqeyn dhinaca cirka ah ka wadey Gobolka ay Tigreega degaan gaar ahaan, Bartamaha Magaaladda Mekelle ee Gobolka Tigreega.

Xiisadda dagaal ee u dhaxeysa Gobolka Tigreega iyo Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya (Ethiopia) ayaa marba marka ka dambeysa cirka isku sii shareereysa.

Xigasho: Daafeet News

Leave a Reply