Taariikhda Xisbiga Jamhuuriga Ee Mareykanka

 

04/11/2020

 

Doorashooyinka dalka Mareykanka waxaa ku tartama laba xisbi oo kala ah Xisbiga Dimoqraadiga iyo Xisbiga Jamhuuriga.

Xisbiga Jamhuuriga waxa uu soo maray taariikh dheer. Waa xisbi lagu yaqaan doonista dowlad kooban oo federal ah iyo siyaasado u janjeera dhinaca muxaafidka midigta.

Megan Duzor ayaa warbixintan xafiiska warqabadka ee VOA-da u diyaarisay, waxaana soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

DHAGEYSO Taariikhda Xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka

– VOA News

Leave a Reply