Rooble Oo Ku Dhawaaqay Guddiga Doorashooyinka Heer Federal

 

04-11-2020

 

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal oo dhameystir u ah heshiisyadii doorashooyinka ay gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad Goboleedyada.

1. Cabdiwali Maxamuud Cilmi
2. Maxamed Xassan Maxmed
3. Mahad Dheere Xaashi
4. Mowliid Mataan Salaad
5. Faadumo Maxamed Cabdullaahi
6. Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
7. Caasho Abuukar Qaasim
8. Madiina Adan Malaboow
9. Cabdinuur Maxamed Axmed
10. Saciido Maxamed Muscid
11. Maxamed Aadan Cusmaan
12. Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
13. Axmed Maxamed Ducaale
14. Caydaruus Saalax Yuusuf
15. Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
16. Liban Abukar Osman.
17. Yusuf Mohamed Kheyr
18. Muse Geelle Yusuf
19. Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
20. Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
21. Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
22. Liibaan Axmed Xasan
23. Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
24. Cabdinaasir Maxamed Guuleed
25. Maxamed Maxamuud Caddow

Xigasho: Radio Risaala

Leave a Reply