Cida Guuleystay Trump Iyo Biden Oo Aan Weli Caddeyn

 

04/11/2020

 


Sawir: TT Nyhetsbyrån

 

Dhammaan astaamaha muuqada ayaa tilmaamaya in wakhti ay qaadan doonto kahor inta aan la oggaan cida ku guuleysatay doorashada madaxweyne ee dalka Mareykanka taasi oo tirinta cod bixiyayaasha weli socoto.

Sida uu sheegayo Professor Dag Blanck oo ku xeel dheer culuunta Waqooyiga Mareykanka, waa ay adag tahay in imminka la sheego cida guuleystay Trump iyo Biden. – Radio Sweden, Somali Section

Leave a Reply