27/10/2020
Idil Adow, mid kamid ah fanaaniinta Soomaaliyeed. Sawirka: Mohamed Amiin/SR
Idil Adow oo ka mid ah gabadhaha hobolada Soomaalida kuna dhaqan magaaladda Gävle ee Sweden ayaa inta badan heesaheeda ku cabirta fariimo iyo jaceyl iyo kuwo baraarujin ah oo ay xal ugu raadiso is qabqabsiga qoysaska ku yimaada.
Laanta Af Soomaaliga ee Raadiyaha Sweden ayaa ku booqatay Idil aqalka ay ka deagn tahay magaaladda Gävle.
Xigasho: Raadiyaha Sweden, Laanta Af Soomaaliga