Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilsay Wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya

 

26-10-2020

 

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan.

R’iisul Wasaare Rooble iyo Danjire James Swan waxa ay ka wada hadleen Arrimaha Doorashooyinka, Nabadgalyada iyo Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka ee ku aaddan arrimaha horumarinta dalka.

Kulanka ayaa ku soo idlaaday si guul ah. – Radio Muqdisho

Leave a Reply