Maxay Yihiin Caqabadaha Heysta Kalluumaysatada Warsheekh?

 

25-10-2020

 


Warsheekh

 

WARSHEEKH – Xirfadda Kalluumeysiga waxaa ku tiirsan dad badan oo ku nool Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha dhexe, waxayna ka cabanayaan jillaabatada in degmada aysan laheyn Kawaan Mallaay iyo Qaboojiyayaal ay ku keydiyaan Kalluunka ay soo qabtaan.

Sida uu warbixintaan uu ku eegayo Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow oo dhowaan degmadaasi booqday.

DHAGEYSO Warbixinta Kalluumaysatada Warsheekh

– VOA Somali

Leave a Reply