24/10/2020
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday heshiis dhex maray Israel iyo Sudan, sidoo kale madaxweyne Trump ayaa ku dhawaaqay in uu Sudan ka saaray liiska dalalka taageera argagixisada. Faahfaahinta warkan waxaa Warbixintan ka diyaariyay Xuseen Barre.
– VOA Somali