Danmark Oo Xayiraad Hor Leh Ku Soo Rogtay Gobollada Qaarkood

 

23/10/2020

 


Sawir: Johan Nilsson/TT

 

Wasaaradda arrimmaha dibadda ee dalka Danmark ayaa go’aan ku gaartay in kor loo qaado xayiraadaha, maadaama uu aad dalkaasi kor ugu kacayo faafidda fayruska corona.

Muwaadiniinta reer Danmark ayay wasaaraddu uga digeeysaa safarro aan daruuri aheyn in lagu tago afar gobol oo katirsan Gobollada Sweden, kuwaasina oo kala ah: Norrbotten, Skåne, Sörmland iyo Västra Götaland. – Radio Sweden, Somali Section

Leave a Reply