19-10-2020
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow ku dhowaaqay liiska golaha wasiirada cusub iyadoo wajiyo cusub ay ka soo muuqdeen golahan wasiirada cusub.
Wasiirada ugu muhiimsan oo xilalkoodii waayay ayaa waxaa kamid ah wasiirka arrimaha gudaha,Gaashaandhigga,Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,Batroolka,Ganacsiga,Howlaha Guud iyo qaar kale.
Halkan hoose ka aqriso liiska oo dhamaystiran;
– Jowhar News