Weriye Cabdullaahi Kulmiye Oo Lagu Xiray Muqdisho

 

18/10/2020

 


Cabdullaahi Kulmiye

 

MUQDISHO – Ciidamada Amniga Soomaaliya ayaa shalay magaalada Muqdisho ku xiray weriye ka tirsan idaacadda Radio Kulmiye, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta idaacadda.

Weriyahan ayaa lagu magacaabaa Cabdullaahi Kulmiye Caddow. Dawladdu rasmi ahaan ugama hadlin sababta ka dambatsa xarigga weriyaha.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

DHAGEYSO Weriye Cabdullaahi Kulmiye oo lagu xiray Muqdisho

– VOA Somali

Leave a Reply