Dowladda Iswidhen Oo Doonaysa In Boliisku Si Qarsoon Wax U Dhegeysto

 

17/10/2020

 


Mikael Damberg (S) | Sawir: Anders Wiklund/TT

 

STOCKHOLM – Dowladda ayaa doonaysa in ciidanka ammaanka fursad loo siiyo inuu si qarsoon u dhegeysto dadka, iyagoo isticmaalaya kaamerada iyo aaladaha kale ee wax lagu dhegeysto si wax looga qabto kuwa geysta danbiyada waaweyn iyo in la magacaabo guddi soo baara arrinta.

Danbiyo badan oo ku saabsan canshuuraha, xatooyo iyo khiyaamo ayaa ah kuwo ay adag tahay si loo baaro, sida uu yiri Mikael Damberg (S) Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Xigasho: Radio Sweden, Somali Section

 

Leave a Reply