Maxaa Isbedelay Saddex Sano Kadib Qaraxii Zoobe?

 

14/10/2020

 

MUQDISHO – Inkastoo ay yaraadeen qaraxyada ka dhici jiray magaalada Muqdisho ee ay aragagixisadu geysan jirtay, wixii ka dambeeyey qaraxii Zoobe haddana waxaa aragaxisisadu ay weli halis weyn ku heysaa Saomaaliya.

Maleeshiyada Al-Shabaab waxay weli weeraro ku qaadaan xarumo ciidan, waxaa kaloo aan meesha laga saari karin halista amni ee ay Muqdisho iyo magaalooyinka kale ku hayaan.

Hadaba saddex sano kadib qaraxii Zoobe, maxaa iska bedelay amniga Soomaaliya gaar ahaan midka magaalada Muqdisho.

Wariyaha VOA-da Maxamed Bashiir Cabdiraxman ayaa su’aashaa iyo kuwo kaleba weydiiyay Cabdisalaan Guleed oo horey u soo noqday ku-xigeenka qeybta howl-gallada ee madaxa hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA, haatanna ka faallooda arrimaha aminga.

DHAGEYSO Maxaa isbedelay saddex sano kadib qaraxii Zoobe?

– VOA Somali

Leave a Reply