Qaar Kamid Ah Waddooyinka Muqdisho Oo Weli Xiran

 

11-10-2020

 

Muqdisho – Waxaa saaka weli xiran qaar kamid ah woddooyionka Magalaada Muqdisho, gaar ahaan Maka Almukarama qeybo kamid ah, sida ay inoo sheegeen dadka shacabka ah.

Maka Almukarama ayaa xiran inteeda badan, dad ayaana lugeynayo wadadaas oo ah midda ugu mashquulka badan gudaha magaalada caasimadda ah.

Waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa la xiray maalintii shalay aheyd oo aas qaran loo samaeynayey Ra’iisalwasaarihii hore Cali Khaliif Galeyr oo lagu aasay caasimadda. – Goobjoog News

Leave a Reply