08/10/2020
Hargeysa (SOLNA) – Fadhigii 65aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video-Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ku saabsan Arrimaha Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya.
War-murtiyeed