Xafiiska Shaqada Oo Ay Ku Soo Dhex Dhuunteen Danbiiliyaal

 

19/09/2020

 

Sawir: Alberto Pezzali

 

STOCKHOM, Sweden – Xafiiska shaqada ayaa sheegey iney jiraan dad xiriir la leh kooxaha fala danbiyada abaabulan kuwaasoo ku soo dhex dhuuntey hey’adda si ay u dersaan sida uu xafiisku u shaqeeyo kadibna u ku daneysta nidaamka iyo hantida dadweynaha.

– Waa dad shaqo u soo doonta hey’adda kadibna barta sida ay hey’addu u shaqeyso, sida ay sheegtay Eva-Lena Edberg, oo madax ka ah waax ka tirsan xafiiska shaqada. – Radio Sweden, Somali Section

 

Leave a Reply