Warkii Ugu Dambeeyay Ee Shirka Wada-tashiga Doorashooyinka

 

15/09/2020

 

Magaalada Muqdishu waxaa weli ka socda shirkii u dhexeeyey madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo looga arrinsanayo hannaanka doorashada waddanka iyo goorta ay dhacayso.

Wararkii ugu dambeeyey waxaa warbixintan inooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

DHAGEYSO Warkii ugu dambeeyay ee shirka Muqdisho

– VOA Somali

Leave a Reply