DAAWO: Jeneraal Galaal Oo Si Geesinimo Leh Uga Hadlayo Qaladaadka Ay Geleyso Dowladda Ay Hogaamiyaan Madaxweyne Farmaajo Iyo R/Wasaare Kheyre!

07/08/2018

 

Jenaraal Maxamed Nuur Galaal oo kamid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ayaa si aan gambasho laheyn u eedeeyay dowladda ay hogaamiyaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo R/wasaare Xasan Cali Kheyre.

Warbaahinta Banaadir Weyne waxaa had iyo goor lagala socon karaa wararka xiisaha leh.

Leave a Reply