Dr. Food Cadde oo geeriyooday

11 Luuliyo, 2018

 


map kenya

Allaha u naxariistee waxaa dalka Kenya maanta ku geeriyooday Dr Axmed Maxamed Xasan Food Cadde oo ka mid ahaa dhakhaatiirta caanka ku ah qalliinka wadnaha ee Soomaaliya.

Dr Food Cadde waxa kale oo muddo dheer uu soo hoggaaminayey ururka bisha cas ee Soomaaliyeed oo shaqooyin samofal ah ka soo fulinayey dalka.

Haddaba Taariikhdii DR Food Cadde iyo hawlihii samafalka ee uu qabtay ayaa Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraysatay Axmed Jaamac Cabdille oo ka tirsan hay’adda bisha cas.

– VOA Somali News

Leave a Reply