Jabuuti: Dowladda oo Billowdey Barnaamijyo Dadka Lagu Taageerayo

17 Juunyo, 2018

 

Wakaaladda dowladdaJabuuti u qaabilsan horrumarka bulshada ayaa baryahan dambe kordhisey hawlaha ay ku gacan qabato dadweynaha kadib markii la dareemey iney liitaan qeybo ka tirsan bulshada iyo inaan horumarka loogu fidin bulshada sidii la rabey.

Maamulaha qeybta maaliyadda iyo mashaariicda ee wakaaladdaasi Faarax Cabdullaahi Waaliye, ayaa u warramay wariyaha VOA Ramadaan Muuse.

– VOA Somali News

Leave a Reply