Koonfur Afrika: Soomaali weeraray masjid

14 Juunyo, 2018

 

Jaalliyadda Soomaalida ee Koonfur Africa ayaa sheegtay in nin Soomaali ah oo madaxa looga jiray oo middi sitay uu laba qof oo mid uu Soomaali kale yahay ku dhex-dilay masaajid ku yaalla degmada Malmesbury oo u dhow magaalada Cape town.

Ninkan ayaa sidoo kale weerarkaasi ku dhaawacay 2 qof oo kale, ka hor intii aanay boolisku toogasho ku dilin.

Haddaba Jamaal Osman ayaa shilkan ka wareystay Cabdirisaaq Cabdilaahi Maxmed oo ah saxafi ku sugan magaalada Cape Town.

– VOA Somali News

Leave a Reply