   |
 |
| Wasiirka Madaxtooyadda Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Xukuumadda Somaliland Iyo Ururkii XAQSOOR |
Hargeysa, 18-06-2013 (Banaadir Weyne) - Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa guul ku tilmaamay heshiis iyo is-af-garad xalay dhex maray xukuumadda Somaliland Iyo Urur siyaasadeedkii XAQSOOR ee lagaga badiyay tartankii doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee dalka ka dhacday dabo-yaaqaadii... |
fiino on June 18 2013 09:49:11 ·
Read More ·
0 Comments ·
272 Reads ·
|
|
| Wafdi kasocda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalaya Shirka ACP-EU Ee Barasales (Brussels) Kasocda |
Baraseles, 18-06-2013 (Banaadir Weyne) - Wafdi uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Jeylaani Nuur IIkar ayaa ka qeybgalaya Kulanka Baarlamaanada Wadamada ku Bahoobay ACP-EU ee ka soconaya Magaalada... |
fiino on June 18 2013 09:42:05
Read More ·
0 Comments ·
297 Reads ·
|
| Dowladda Liibiya (Libya) Oo Maxkamadaynaysa Sayful Islaam Qadaafi (Sayful Islaam Ghadafi) |
Tiriboli (Tripoli), 18-06-2013 (Banaadir Weyne) - DOwlaDda Libya ayaa ku dhawaaqday in bisha August ee soo socoto maxkamad la maxkamadayn doono wiilka uu dhalay M/weynihii hore ee dalkaasi Libya ee Sayful Islam Ghadafi...
|
fiino on June 18 2013 09:33:53
Read More ·
0 Comments ·
263 Reads ·
|
| WARSAXAFADEED - Ra’iisul Wasaaraha oo Maanta Furay Shirka Heerka Qaran ee Dib Usoo Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya |
Muqdisho, 18-06-2013 (Banaadir Weyne) - Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir heer qaran ah oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta waxbarashada Soomaaliya, shirkaan ayaa lagu wadaa... |
fiino on June 18 2013 07:16:34
Read More ·
0 Comments ·
129 Reads ·
|
| Warbixinta Caalamiga Ah Ee Budhcad-badeedda |
London, 18-06-2013 (Banaadir Weyne) - Warbixin uu soo saaray xafiiska caalamiga ah ee maraakiibta iyo badaha ee IMB, ayaa lagu muujiyey in weerarrada budhcad-badeedda ee ka dhacay xeebaha Afrikada Galbeed inay ka kor mareen haatan kuwa ka dhaca Xeebaha Soomaaliya...
|
fiino on June 18 2013 07:07:45
Read More ·
0 Comments ·
106 Reads ·
|
| Argagixiso Kismaayo Ku Weerartay Argagixiso Kale |
Kismaayo, 18-06-2013 (Banaadir Weyne) - Magaalo Madaxda Gobolka Jubada Hoose Ee Kismaayo ayaa laga soo sheegayaa in maanta dhaawac loogu geystay Guddoomiye Ku-xigeen Ku-sheega Maamul Ku-sheega Gobolada Jubbooyinka Yaasiin Nuur Gaas Raadaar, waxaana dhaawacaasi u geystay kooxo hubeysan oo xabado ku furay fatuuro uu ku dhex watay Magaalada Kismaayo....
|
fiino on June 18 2013 06:56:20
Read More ·
0 Comments ·
305 Reads ·
|
|
 |
| Guddoomiyaha Gobolada Gal-Mudug Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Ayaa Soo Gaaray Magaalo Madaxda Soomaaliya Ee Muqdisho |
Muqdisho, 17-06-2013 (Banaadir Weyne) – Ergo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Gobolada Gal-Mudug Ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa lagu soo waramayaa iney maanta kasoo degeen Garoonka Dayuuradaha Caalamiga Aadan Cabdulle Cismaan Daar Ee Muqdisho, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey hawl-wadeeno katirsan... |
fiino on June 17 2013 05:35:45
Read More ·
0 Comments ·
359 Reads ·
|

| Dembiile Dagaal (War Criminal) Oo Qorsheynayo In Aas Qaran Loo Sameeyo Dembiile Dagaal Jeneraal M. C. Samatar Hadii Uu Nafwaayo |
Muqdisho, 17-06-2013 (Banaadir Weyne) – Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya Ee Muqdisho ayaa laga soo sheegayaa in qabanqaabo aad u weyn ay beryahan ka socotay, waxaana qabanqaabidaasi wado Dembiile Dagaal Jeneraal Cabdiraxmaan Shiikh Ciise oo ahaa Xoghayihii Dembiile Dagaal |
fiino on June 17 2013 05:35:14
Read More ·
0 Comments ·
455 Reads ·
|
| Mid Kamid Ah Kuwii Ku Riyoonayey In Soomaaliya Laga Dhex-dhiso Dal Cusub Oo Degaanka Soomaalida Itoobiya Gaaray (DAAWO SAWIRADA) |
Jigjiga, 17-06-2013 (Banaadir Weyne) – Magaalo Madaxda Soomaalida Itoobiya Ee Jigjiga ayaa waxaa laga soo sheegayaa in shalay uu gaaray Mid kamid ah kuwii ku riyoonayey in Soomaaliya laga dhex-dhiso dal cusub oo la magacbaxay ”Jubaland”...
|
fiino on June 17 2013 05:29:40
Read More ·
0 Comments ·
471 Reads ·
|
| Dad Ku Dhintay Qarax Ay Ka Dambeeyeey Argagixisada Alshabaab-Alqaacida |
Daafeed, 17-06-2013 (Banaadir weyne) – Degmada Daafeed oo magaceeda loo rogay Wanlaweyn isla markaana katirsanaan jirtya Gobolkii Banaadir ee uu kala qeybiyey Kelitaliyihii Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre sanadihii 70-nooyadii, una kala qeybiyey Shabeelaha Dhexe, Banaadir Muqdisho iyo Shabeelaha Hoose, ayaa waxaa laga soo sheegayaa... |
fiino on June 17 2013 05:15:44
Read More ·
0 Comments ·
329 Reads ·
|
| Argagixisada Alshabaab-Alqaacida Oo Degmada Galcad Ku Dhisay Nabadoon |
Galcad, 17-06-2013 (Banaadir Weyne) – Degmada Galcad oo iminka katirsan Gobolka Galgaduu isla markaana katirsanaan jirtay Gobolkii Mudug ee uu kala qeybiyey Kelitaliyihii Hore Ee Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre ayaa laga soo sheegayaa iney ka bilowdeen dagaalo u dhexeeyo Dadka Degmada Galcad iyo Argagixisada Alshabaab-Alqaacida oo... |
fiino on June 17 2013 04:59:26
Read More ·
0 Comments ·
384 Reads ·
|
|
|  |
 |
|
 |
|
 |
Forgotten your password? Request a new one here.
|  |
|