Article or opinium

Maalin madow oo ay xigeen maalmo kale oo madow. By Macalimuu

Waxa ay aheyd 11 Aug 2007 xilli subax ah ,waxaa i soo wacay Maxamed Abuukar Ma’da oo codkiisu gariir uu ku jiro muragana laga dareemi karay ,waxa uu ii sheegay in xarunta Horn Afrik uu joogo Wariye Mahad Axmed Cilmi hadda dhaawaciisa loola cararay cisbitaal Madiina aad uu u daran yahay. Waxa aan u soo cararay cisbital Madiina wariyayaal dhowr ...

Read More »

Alifka Aqalka Sare & Hoose Toosiya, Albaqaraha “Aayatiinka Dalka” Yaanan ku Dhibtooninee

Soomalida waxay dhahdaa “Dooni Laba Naakhuude leh way Jabtaa”. Soomaaliya waxay mar dhow yeelanaysaa laba aqal oo mid sare iyo mid hoose ah. Taasoo laga cabsi qabo in Siyaasadda Soomaaliyeed ay noqoto “Jiid aan ku Jiidee waa Gacmo Daalis”. Dhibaatada ugu weyn oo dhacday waxay tahay, Ilaahay “Qabiil” ayuu Cinab ama canab ahaan noo siiyay oo wuxuu yiri isku aqoonsada. ...

Read More »

Wajiyo Kala Duwan & Aragtiyo Isku Mid Ah !

Billaabashada ole olaha doorashooyinka madaxtinimo waxa uu ka dhigan yahay soo if bixidda aragtiyo iyo hiraallo kala duwan oo cod bixiyayaasha shacabka sida dadban u matalaya siiya xulashooyin ay ku kala doortaan murshaxiinta u taagan xilka madaxwenaha Soomaaliya hogaamin doona Afarta sano ee soo socota. Caqabadda ugu weyn ee murashaxa madaxtinimo qabsan doonta ayaa ah sida uu wakiillada dadban ee ...

Read More »

Maxakamada gobolka sool oo lagu burbiriyey khamri tiro badan

maxakamada gobolka sool taliyaha saldhiga dhexe iyo xer ilaaliyaha gobolka sayaa maanta maxaka mada horteeda ku jajabiyey khamri tiro badan kaas oo dayaaqadii bishii ramadaan ee isoo dhaaftay ciidamada milatariga ee aaaga koon fureed ee dhumay ay ku qabteen. maan dooriyahan ayaa loosoo gudbiyey maxakada gobolka sool halkaas oo uu kasocday xukunkiisu gabab gabadiina lagu xukumay in labaabi iyo.

Read More »

Deris wanaagii iyo dabkii la shidey, dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya

Ubax Cabdulaahi Aden Wednesday, August 24, 2016 Hor u dhac Waxaan halkan ku soo bandhigayaa dhacdo murugo iyo farxadba leh oo qoyskayagii soo gaartey biloowgii dagaalkii sokeeye ee Somaliya. Soo bandhigida sheekadan mudo dheer ayaan ka fakarayay muhiimka ay yeelan karto. Anagoo dalka aduunka ugu fiican ku nool, baa qabiil qaxooti naga dhigey. Oo aduunka dacaladiisa nagu kala firdhiyay. Anagoo ...

Read More »

Islamophobia and Radicalized Perceptions

by Abukar Arman Thursday, August 25, 2016 The current U.S. presidential election has placed Islam and Muslims on the center stage of a nasty campaign politics. Fear politics and interpersonal political rancor have ultimately secured Donald Trump the GOP nomination. Though for the past decade and a half Islam and Muslims were facing vicious campaign of relentless demonization by the ...

Read More »

Maxaa adkeeyey maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

Xil. Avv. Dahir Hassan Abdi Tuesday, September 6, 2016 Burburkii dowladii dhexe ee 1991 ka dib iyo colaadihii ka dambeeyey waxaa laga dhaxlay nidaam federal ah iyo dastuur ku meelgaar ah. Nidaamka federallka ah ummada Soomaaliyeed inteeda badan ma fahamsana, in badanoo ka mid ahna ma qabaan in uu ka shaqeynayo Soomaaliya. Dhinaca kale, Dastuurka ku meel gaarkaahi wuxuu qodoba ...

Read More »

Open Letter to President Hassan Sheikh Mohamoud

Mohamed Haji Ingiriis Wednesday, September 7, 2016 Mr President, Your presidential tenure expires within few days. Presidency is not about profits; it is about protecting people from poverty. You are now stood posed to do away from the presidential scene. For over two decades since the ouster of the military dictatorship, you have for the first time begun to dictate ...

Read More »

Somalia’s forgotten institutions.

The long civil war in Somalia caused extensive damage in the capital Mogadishu. Private and public buildings were completely ruined. Since Al Shabaab was ousted from Mogadishu in 2011, a new chapter has opened for Somalia. Many diaspora Somalis have flooded back into the country, bringing with them wealth and knowledge. New mansions are being built, and supermarkets and malls ...

Read More »

De-Somalization of Somalia

Disintegrating Somalia into smaller pieces of governments has been a current, dominant theme. Dividing Somalia into small states will not serve the interest of Somalis but the neighbouring nations, which will greatly benefit manipulating leaders of the smaller states in order to reach their own interests. The smaller states will be ready to succumb to neighbouring countries hegemony. Dividing Somalia ...

Read More »