Wasiiro Arrimo Dibadeedyo ka socda Dowladaha IGAD ayaa soo gaaray Muqdisho

tan-1-640x480-696x522Muqdisho – Wasiiro Arrimo Dibadeedyada dalalka Djibouti, Kenya  iyo Uganda  ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho iyadoona Madaxda dowladda Soomaaliya ay ku soo dhaweeyeen Garoonka Adan Cade ee Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Wasiiradaan ay horudhac u yihiin Madaxda dowladaha IGAD oo la filayo in ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho.

Shir Madaxeedka IGAD oo indhawaanahaan laga wada dhur sugayay ayaa ka dhacaya Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Wixii ku soo kordha Arrimaha Shirkaasi kala soco  shabellenews.com

Leave a Reply